Yuusuf Cali Max’ed oo shaqada laga joojiyey & Masuul cusub oo lagu bedelay (Akhriso)

Agaasimihii Guud ee Wasaaradda amniga Soomaaliya Yuusuf Cali Maxamed oo muddo dheer xilkan hayey ayaa shaqadii laga joojiyey ka dib qoraal ka soo baxay Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale. Wasiir Ducaale ayaa xilka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha si ku meel gaar ah ugu magacaabay Axmed Cabdi Kooshin, waxaana … Continue reading Yuusuf Cali Max’ed oo shaqada laga joojiyey & Masuul cusub oo lagu bedelay (Akhriso)